Guddoomiye Mursal & Beesha caalamka oo ka wada hadlay doorashada 2020-ka (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa kulan la qaatay Wakiilo Ka Kala Socday UN, USA Iyo safiirada dalalka La isku yiraahdo Copenhegan Group oo ah safiirada dalalka saaxiibka dhow la ah Soomaaliya. Waxaa kulanka looga hadlayay Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan Dabayaaqada sanadkan 2020-ka. Safiirada … Continue reading Guddoomiye Mursal & Beesha caalamka oo ka wada hadlay doorashada 2020-ka (Sawirro)